Puntland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Taliye shub

Puntland ayaa u jawaab caro leh ka bixisay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) oo ka mid ah xildhibanada golaha shacabka ee laga soo doorto dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Xildhibaan Mahad C/raxmaan ayaa waxaa baraha bushada lagu baahiyey Muuqaal uu ku sheegayo in Al-Shabaab markii hore laga keenay Somaliland, Puntland iyo … Continue reading Puntland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Taliye shub